Thursday, March 20, 2014
Qadka Internetka dalka Suuriya oo hawada ka baxay
Qadka Internetka dalka Suuriya ayaa maanta hawada ka baxay, sida ay xaqiijisay Shirkada Akamai.
iyada oo ay jiraan shirkado kale oo arintaas xaqiijiyay, ma ahan markii ugu horeysay oo qadka Internetka Dalka Suuriya uu hawada ka baxo, laga soo bilaabo markii uu curtay dagaalka sokeeye ee ka socda Dalka suuriya ayaa marar badan waxaa qadka ka baxay Adeega Internetka, iyadoo arintaan lagu eedeeeyaya iney ka danbeyso dowlada suuriya oo gacanta ku heysay Adeegaan.
Labels:
Teknoolagiyada
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Nagala Soco facebook
Dhaqanka
Loogu Aqriska badan yahay
-
Aadme la aragyaaba, dhib la arag. Aduun Joog, Aduun.com Ku Jir Aan wada hadalno waa aan heshiino. Aar qoyey dawaco la mood. Abaal ...
-
Qadka Internetka dalka Suuriya ayaa maanta hawada ka baxay, sida ay xaqiijisay Shirkada Akamai. iyada oo ay jiraan shirkado kale oo arintaas...
-
Kusoo dhawaada Alshareeca Page, hada shaqo ayaa kusoo socota, waaku mahadsantahay Booqashadaada.
-
Dawlada Ruusha ayaa maanta cunaqabateyn kusoo rogtay 9 siyaasiyiin Mareykan ah oo ay ka mid yihiin John MaCain musharax hore ee xaga madaxw...
No comments:
Post a Comment