Thursday, March 20, 2014
Ruushka oo cunaqabateyn xaga socdaalka ah saaray Siyaasiin Mareykan ah.
Dawlada Ruusha ayaa maanta cunaqabateyn kusoo rogtay 9 siyaasiyiin Mareykan ah oo ay ka mid yihiin John MaCain musharax hore ee xaga madaxweynimada dalkaas, John Boehner Xubin sare oo ka tirsan Republikaanka, Benjamin Rhodes lataliyaha xaga Amniga Qaranka iyo Harry Reid hogaamiyada Xisbiga Dimoqraadiga ee Senatka kuwaaas oo aan cagaha dhigi karin Dalka Ruushka.
Arintaan ayaa ka danbeysay ka dib markii uu madaxweynaha Mareykanka Obama uu shaaciyay in mareykanka uu Cunaqabateyn xaga socdaalka saaray Siyaasiin Ruushka u dhashay.
Labels:
Arimaha Dibada
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Nagala Soco facebook
Dhaqanka
Loogu Aqriska badan yahay
-
Aadme la aragyaaba, dhib la arag. Aduun Joog, Aduun.com Ku Jir Aan wada hadalno waa aan heshiino. Aar qoyey dawaco la mood. Abaal ...
-
Qadka Internetka dalka Suuriya ayaa maanta hawada ka baxay, sida ay xaqiijisay Shirkada Akamai. iyada oo ay jiraan shirkado kale oo arintaas...
-
Kusoo dhawaada Alshareeca Page, hada shaqo ayaa kusoo socota, waaku mahadsantahay Booqashadaada.
-
Dawlada Ruusha ayaa maanta cunaqabateyn kusoo rogtay 9 siyaasiyiin Mareykan ah oo ay ka mid yihiin John MaCain musharax hore ee xaga madaxw...
No comments:
Post a Comment